allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

‘Al-Shabaab’ kills 5 police officers in Garissa

Five police officers have been killed and one injured in an ambush by suspected Al-Shabaab gunmen in Garissa County. Police sources told the Nation that the gunmen ambushed the officers at Alijize area on Bodhai-Ijara road. A vehicle the officers were travelling in was set ablaze by the attackers. One other officer survived the ambush […]

August 15th, 2017 | Posted in English News,Wararka | Read More »

VIDEO Raila’s announcement on way forward postponed to Wednesday

National Super Alliance (NASA) postpones highly anticipated announcement on its next move after disputing presidential election results. The alliance will issue a comprehensive statement on Wednesday. In a statement to the press, Musalia Mudavadi, the NASA National Campaign Committee leader, said they had to shelve the announcement owing to the urgency, complexity and delicate nature […]

August 15th, 2017 | Posted in English News,Wararka | Read More »

Sawirro: Mukhtaar Roobow oo sheegay inuu isaga baxay Al-Shabaab (Akhriso War saxaafadeedka)

Sheekh Mukhtaar Roobwo Cali Abuu Mansuur oo goor dhow dowladda Soomaaliya u soo bandhigtay Warbaahinta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga baxay Al-Shabaab. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hotelka Royal Palace (EX City Palace), ayaa sheegay in Al-Shabaab uu ka baxay muddo 5 sano iyo todobo bilood, sababta uu uga baxayna ay […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaad kala socotaa dhaxal sugeyashii eersaday dhaliisha boqortooyada Sacuudiga?

Labdii sano ee ugu danbeeyay ,saddex ka mid ah dhaxal sugayaasha boqortooyada Sacuudiga oo ku sugnaa dalalka Yurub ayaa la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Dhammaan dhaxal sugayashani waxa ay canbaarayn jireen dowlada Sacuudiga. Waxa jira cadaymo muujinaya in dhammaan dhaxal sugayashani la afduubtay islamarkana loo duuliyay Sacuudi Carabiya halkaasi oo aan la […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ayiday xil ka qaadistii Cali Cosoble

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa goor dhow ayiday xil ka qaadistii Xildhibaanada Hirshabeelle shalay ku sameeyeen Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble. Sheekh Cusmaan oo saaka gaaray magaalada Jowhar ayaa shir haraa’id oo uu ku qabtay waxaa uu sheegay in go’aankii ay gaareen Xildhibaanada ay tahay mid sharci ah oo dastuuri ah sida uu […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

C/llaahi Fartaag oo loo doortay xubin Guddiga Dastuurka Baarlamaanka

Doorasho lagu buuxinayo xubintii Guddiga dib u eegista Dastuurka ee uu iska C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhacday xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka. Waxaa isu sharxay afar musharax oo doonaya in loo doorto xubinta guddiga, waxayna kala ahaayeen: Shukri Aadan Maxamed, Xasan Cusmaan, C/weli Cilmi Goonjeex iyo C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag). Wareegii koowaad ee codeynta […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

COSOBLE in Xafiiska laga eriyo oo la taageeray

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee laga soo doortay deegaanada Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay xil ka qaadistii lagu sameeyay Cali C/llaahi Cosoble. Kulan shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa waxay sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Cosoble, kaddib markii 68 Xildhibaan ay u codeysay mooshinkii laga keenay. […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Go’aankii Madaxweyne Trump oo Soomaali badan ka hor istaagay gudashada waajibaadka Xajka

Iyadoo loo diyaar garoobayo gudashada waajibaadka Acmaasha Xajka, ayaa Soomaalid kunool dalka Mareykanka waxay walaac ka muujinayaan arrimahaasi,gaar ahaan dadka aan haysanin sharciga dalkaasi. Walaaca ay muujinayaan dadkan Soomaaliyeed ayaa la xiriira diidmadii madaxweyne Donal Trump ee ahayd socdaalka muwaadiniinta ilaa 6 dal oo Soomaaliya ay kujirto in aysan wadnkaasi u socdaali Karin. Qaar kamid […]

August 15th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

R.W Ku xigeenka “Dhibaatooyinkii jiray waxay nabareen casharo nagu filan”SAWIRO”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo bandhigayay Xog laga soo aruuriyay ka qayb galayaashii shirkii Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya kaa soo ka dhacay caasimadda Muqdisho, si loola wadaago dawladda iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshadda, waxaana soo qaban qaabiyay madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo […]

August 14th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Baarlamaanka Hirshabeelle oo kalsoonida kala noqday Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay u qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha Hirshabeele ayaa la sheegay in 68 xildhibaan ay u codeeyeen halka ay afar xildhibaan ka soo horjeesteen.   WARAR FAAHFAAHSAN LA SOCO

August 14th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented