Home » Wararka
You are browsing entries filed in “Wararka”

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhinac isaga riixday eedeyn ka timid Maamulka Jubaland, garabka uu hogaamiyo Axmed Madoobe, kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyeen inuu hurinayo colaad dhex mara qabaa’ilka dega Jubooyinka. La taliyaha Madaxweynaha ahna Afhayeenka Madaxtooyada Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in aanay arrin sax aheyn eedeynta, isagoo tibaaxay Madaxweynaha uu [...]
May 26th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa malintii labaad ku xayiran Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulihiisii kadib markii ay ku amreen Ciidamadda Kenya iyo kuwa Ururka Raaskambooni inaysan damaanad qaadi doonin hadii ay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo amaankooda. Madaxa Hogaanka Ciidamadda dowladda ee gobolada Jubbooyinka Coll Maxamed Bulle oo la hadlay Warbaahinta ayaa [...]
May 26th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xarunta maxkamada gobolka Banaadir oo ku taala degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa haawaneysa tan iyo markii 14-kii bishii Abriil ee tagtay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay xaruntaas ka fuliyeen weerar iskugu jiray isqarxin iyo toogashooyin, iyagoo gudaha u galay, muddo saacado ahna qabsaday. Xaruntaas ayaa waxaa ku shaqeyn jiray sadex maxkamadood oo kala ah [...]
May 26th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka sameeyeen degmada Madiina ee ka tirsan gobolka Banaadir.Muddadii uu howlgalka socday, ciidanka ayaa isku gadaamay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Madiina. Howlgalka waxaa lagu qabqabtay dhallinyaro badan oo ku nool degmada, kuwaas oo lagu sameeyay baaritaan [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xiisad ayaa laga dareemayaa qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni ay isu galeen difaacyo, iyadoo laga cabsi qabo iska hor imaadyo labada dhinac ka dhex bilowda. Sida ay sheegayaan wararka xiisada labada dhinac u dhaxeysa ayaa timid kadib markii shalay Abaanduulaha ciidamada xooga dalka [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia H. E. Hailemariam Desalegn, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia and Current IGAD Chairperson of the Assembly of [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xarunta uu ku leeyahay Degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari Xisbiga Talada Puntland haya ee uu dhawaan ku dhawaaqay Cabdiraxmaan Faroole ayaa Shacab careysan ay boobeen iyaga oo qaatay inta badan qalab xafiiseedkii.
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saaka ku jermaaday xaafado ka tirsan degmada Wadajir, halkaasoo howl gal guri guri ka wadaan, iyadoo uu hakad ku jiro dhaq dhaqaaqa gaadiidka, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda iyo Booliska AMISOM ayaa gudaha ugu jira Xaafada Buulo Xuubey, Nasteexo iyo xaafado kale oo ka [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda IGAD ayaa hadda waxay u muuqdan kuwa isku afgartay xal u helida murankii ka taagna dhinaca Jubbooyinka koonfurta dalka Soomaaliya halkaas oo ay isku khilaafsanaayan Dowladda Soomaaliya iyo kooxo taageersanaa Dowladda kenya, iyadoo xalayna Madaxweynayaasha IGAD kulan arrointaas looga hadlayay ku yeeshay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Madaxda IGAD oo Xalay kulan ku [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda IGAD oo Xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa isku raacay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir Qaran oo dib u heshiisiin ah oo ay ka soo qeybgalaan Soomaalida deegaanka Jubbooyinka si loo sameeyo maamul ku meel gaar ah oo ka shaqeeya sidii dowlad goboleed waafaqsan [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »