allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
Home » Qormooyinka You are browsing entries filed in “Qormooyinka”

MUXUU FAARAX SHEEKH C/QAADIR ka badeli karaa Baarlamaanka haddii uu ku guuleysto ka mid noqoshada Gudoonka Baarlamaanka, Wax ka baro Noloshiisa bilow iyo dhamaad

Khudabadii taariikhiga aheyd ee Xildhibaan Faarax sh/ C/Qaadir ka jeediyay golaha shacabka baarlamaanka soomaaliyeed ayaa noqotay mid aad u xiiso badan oo qabsatay baraha bulshada ka xiriirto, taasoo shacab badan u riyaaqeen aadna u amaaneen Xildhibaanka oo taarkhiidsa ku bilaabay ayaa sheegay in uu dugsiga sare kaga baxay magaalada baladweyne kadib labo sanno oo shaqada […]

January 9th, 2017 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Maxaa ka dhaxeeya Howd iyo Reserve Area (Somali Galbeed) 1956 iyo Maanta Badda Somaliyeed ee qarka u saaran in lala wareego ?

In muddo ah waxaa jiray shirar kala duwan oo shirqoollo loogu maleegayey in mar kale badda Somaliyeed qeyb ka mid ah oo kheyraad ka buux laga gooyo dalka intiisa kale oo Kenya lagu daro. Inkstoo shirarakaasi loo yeelayey ujeedooyin siyaasaadeed, haddana waxay guntooda hayd sidii qorshahaas gurracan loo meel marin lahaa. Dacwadda badda ee hadda […]

November 21st, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

4 SANO IYO MADAXWEYNE CUSUB MAXAY SOOMAALI UGA DHIGAN TAHAY,HORUMAR IYO DIB U DHAC, Ma siina Fursad kale Xasan Sheekh?

Dabcan cidna ma diidayso horumar siyaasadeed iyo is bedel in laga gaaro hanaanka siyaasadeed ee dalka, hase yeeshe waxaa muran ka taagan yahay wadadii loo mari lahaa tallaabooyinkii saxda ahaa ee dalka lagu horumarin lahaa. Soomaaliya waa dal ka burburay hoose ilaa iyo meesha ugu sareysa, sidaas darteed in soomaaliya oo qaran ah lagu soo […]

October 15th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

SHEEKH SHARIIF Uma Diyaarsana inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya, Mar kale ayuu Mas’uuliyad daro weyn muujiyay

Waxay ahayd halkii uu iska difaaci lahaa inuu qirto in uu ka dhacay qalalaad dhinac maamulka ah mudadii 3 sano ee Madaxweynaha KMG ahaa laakiin taas bedelkeedu Sheekh Shariif Sh Axmed waxaa uu muujiyay mas’uuliyad daro aad u weyn, taas oo hoos u sii dhigi doonto rajadii uu ka qabay in mar kale loo doorto […]

September 29th, 2016 | Posted in Qormooyinka | Read More »

Jibriil Ibraahim Cabdulle Ma laha Sifo hogaamineed laakiin dhaqan Jaajuus waa uu leeyahay:

Wejigiisa Saxda ah ee ay dadka ku yaqaanan waa inuu ka mid ahaa howl wadeenada Hay´adda CRD oo dhowr iyo taban sano ka hor dardar Siyaasadeed oo weji badan la soo gashay dalka, waxayna door muuqda ka cayaartay CRD arrimaha bulshada iyo Siyaasadda. Hase Yeeshe Jibriil Ibraahim Cabdulle oo inta badan ka soo muuqday shaashadaha […]

July 29th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Muqdisho: Khatarha Adeegga EVC Plus uu ku leeyahay Amniga qarank

Machadka Daraasaadka Amniga waa machad madax banaan aan faa’iido doon ahayn, kana shaqeeya noocyada kala duwan ee Amniga sida ( Ammaanka aadanaha – amniga badaha – Dambiyada abaabulan, amaanka deegaanka , iyo amniga dhaqaalaha , amniga tiknolojiyadda ) iyo waxyaabaha kale ee la xiriira sida falanqaynta dhacdooyinka quseeya amaanka jamhuuriyadda federaalka soomaliya iyo dowladaha dariska […]

June 18th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Markii aan ahaa Guddoomiyaha Ceel-Buur (WQ: Ambassador Xuseen A. Ducaale “Cawil”)

Maxkamaddii noo haysatay Inqilaabkii naga fashilmay 1961-kii waxay na sii daysay 1963-kii markii aanu xidhnayn ku dhawaad laba sanno. Sharciyan waxaanu weli ahayn saraakiil ka tirsan ciidanka. Hase ahaatee Taliyihii Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Daa’uud Cabdalle Xirsi ayaa dawladda ku wargaliyey in aanu aqbali doonin in aanu ku soo noqono shaqadii ciidanka. Iyada oo aan […]

June 1st, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

DOCOMENTIGA KU CAD :MIISAANIYADDA Dowladda Federaalka 2016, Dhaqaalihii Dekedda iyo Garoonka Muqdisho oo loo qeybiyay Maamul Goboleedyada, Puntland Imise ayay heshay?Xafiisyada kale Aqri Docomentiga

Miisaaniyadda Dawladda Federaalka 2016 ee Baarlamaanka ansixiyey Maamul goboleedyada waxaa ugu jirta lacagahaan… Lacagta waxey ka imaaneysaa ilaah dhaqaalaha ee Gobolka Banaadir iyo deeqo dibadda ah sida ku cad docomentiga.DOCOMENTIGA XISAABAADKA HALKAN KA FURO Maamul Goboleedyada dalka qaabkan ayay dhaqaalaha u kala helayaan iyadoo aysan sidoo kale la cadeynin qeybtii Dowladda dhexe ka heli lahayd […]

February 28th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

GEN TUUR YARE Ma garan waayay inuu badbaadiyo Sharaftiisa iyo tan Sirdoonka Soomaaliya, Mise wuxuu sugayaa..?

Ciidanka ka daba taga dambiyada ee NISA oo loo sameeyay ka hortaga dambiyada waxay u muuqdaan kuwa aan garan shaqadoodi iyo mas’uuliyadii qaranka ku aaminay. Waxaa intaasi ka sii xun inay garan waayan farqiqa u dhaxeeya guusha iyo guuldarada. Toddobaadkan oo soomaalida ay ku jirto tacsi aad u culus oo ay ka murugeysan yihiin dilkii […]

January 25th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Maxaa ka dhacay gogoshi loogu xafladeeyay sanadguuradi labaad ee Madaxweyne Gaas markuu xukunka Puntland uu qabtay?, Faroole mise Gaas, Xasan Sheekh Muxuuse ku jawaabay?

Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay ku ekeyd hunguri shaqsiyadeed, iyagoo helikara mid mansab oo macna iyo hunguri gobeedba siin kara, ayaa nimanka gogosha xafladda u fidsaneyd garanwaayeen dhowrista maamuuski maritda iyo weynaaneyntodaba laakin u baxay faan iyo hadalo deel qaaf ah oo gaaray xitaa rag ka maqan gogosha.. Inta badan dhaqankaas […]

January 11th, 2016 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Recently Commented