Home » Qormooyinka You are browsing entries filed in “Qormooyinka”

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday,Sawirada

Spoilers

Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, ayaa waxaa la ogaaday in shaqsiyaadka ka dambeeyo fowdadaasi. Marka la eego shaqsiyaadka [...]

May 19th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

DAWLADNIMO YAA GEYA, CADAALADNA FALI KARA,MA MADAXWEYNE XASAN SHIIKH MISE..

2

Shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan bulshaweynta Soomaaliyeed ee deggen magaalada London dulucdiisuna aheyd soo dhaweynta G/Sare Cali Shiikh Siciid Mire (Jacjac) iyo siduu xog uga siin lahaa Soomaalida xaaladda wadanka meesha uu maraayo, maadaama uu goor dhow ka soo laabtay, waqti badana uu arrimaha Soomaaliya ka shaqeynaayay, ayaa waxaa lagu falanqeeyay sababta wadanki [...]

May 9th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Abwaankii hantiyay hibada aqoonta geela.

Cabdi Galayax1

Waxaan jeclaan lahaa inaan dadweynaha usoo gudbiyo lakulankaygii aan la kulmay allaha u naxariistee Abwaan Cabdi Galayax, waraysigii aan la yeeshay ee aan kaga qoray gabayadiisii geela iyo kuwii kale ee colaadaha ku saabsanaaba, inkasta oo uu abwaanku diiday kana afeeftay in la faafiyo gabayadiisa colaaddaha kusaabsanaa maadaama uu ka toobad keenay kana soo xajiyay. [...]

May 6th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Shaki soo kala dhexgalay shacabka iyo doowlada kadib qaraxyadii Muqdisho…{Warbixin}

11

Hoonka tirada badan ee gaadiidka ka wada yeeraya, kala cararka iyo kala fogaanshaha gaadiidka doowlada iyo kuwa rayidka, shacabka lugeeynaya ee ay feejignaanta ka muuqato, Askarta gaadiidka saaran ee qoryaha keebka ku wada dhagan, iyo ilaalada xaruumaha gaarka loo leeyahay ee albaabada hortooda qoryaha la taagan, intuba waa wax hada ka taagan Muqdisho, gaar ahaan [...]

April 19th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Fadeexada Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo sii kordhaya iyo Wiilal dhalinyaro ah oo qaab qabiil lagu siiyay Baasaboorka Diblomaasiga, Daawo Sawirada

1

Waxaa sii kordhaya Fadeexada ka taagan Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo awalkii hore la is lahaa waa nin aqoonyahan ah waxaa uu xulan doona ragg aqoon u leh Shaqada Siyaasadda iyo Maamulka hase yeesha waxaa soo baxaya in Madaxweynuhu dhexda ka taagan yahay habkii kalsooni burburka dadka Soomaaliyed isagoo soo xushaday dad ku [...]

March 31st, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Fanaanada SAHRUUJA maanta waxay leedahay MEER MEERTOOY ADDUUN Daawo Hees Cusub

5

Boqorada Codka Dahabiga ee Sahruuja Abshir Coon ayaa mar kale soo saartay hees aad u macaan oo ka hadlaysa qiso dhab ah oo mar walba ka dhex dhacda bulshada ama lamaanayaasha is jaceyl iyo kuwa is guursaday oo jaceylkooda natiijo ka gaaray. MEER MEERTOOY ADDUUN NIN-BA MAALINTIISA AY SOO MARTAA MAANKAA KU HAAY, WIXII OO [...]

March 26th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Dam-jadiid waa qolama?

hassan-sheikh

Waxaan wax badan maqalnaa mucaaradka dowladda oo leh (Dam-jadiid), ayaa wadankii qabsaday, mucaaradkaas iyaga ah, ha noqdaan kuwa is badalka cusub ku waayay danahoodii gaarka ahaa ama kuwa kursi ay u hanqal taagayeen looga fariistay oo waliba ay uga fariisteen rag isku soohan oo dadaal iyo is badal muuqda wadankii ku soo kordhiyay. Qofka caadiga [...]

March 25th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Saxafi been ka sheegay Danjire Nuur Cadde “Qormo”

Roma-shir-3

Qormo maanta kusoo baxday mid ka mid ah Website-yada Soomaalida ayaa si aan leexasho laheyn loogu sharaf dilay mas’uuliyiin Qaran oo xilligan adag ummadooda u adeegeysa, iyadoo laga been abuurayay Jaaliyadda Soomaaliyeed Talyaaniga isla markaana laga faafiyay warar aan sal iyo raad laheyn. Qormadaasi ayaa lagu sheegay in Danjire Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” iyo [...]

March 22nd, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Waa maxay Damul-Jadiid, halkey salka ku hayaan, hadafkoodu-se maxuu yahay?

100_2338

Akhristow intaanan u gelin ka hadalka Kooxda Damul-jadiid, waxaan jeclahay inaan si kooban u qeexno Xarakada Al-islaax, maadaama ay weli kooxdani si khaldan u isticmaasho magaca Ururka Al-islaax oo ay waa hore ka fallaagowday . SOO IFBIXII FIKIRKA IKHWAANKA SOOMAALIYA Fikirka Al-islaax ama Ikhwaanka-Soomaaliya ayaa ka soo jeeda Manhajka guud ee urur weynaha Ikhwaanul-Muslimiinka caalamiga [...]

March 22nd, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Soomaaliya: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta

madaxweyne_xasan_nairobi1-620x311

Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii suurogal ah oo kula gudboon, ma aha wixii aad lexejeclo u qabto ee waa wixii had iyo goor dantu ku jirto, ayada [...]

March 21st, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • khadija: asc wr wbr aniga rayigayga hadaan ka dhiibto sawiradan meesha ka bixiya allaah ka baqa oo cawraadka dumarka...
  • XAWO TAKO: CAQLI XUMADII IYO DOQONNIMADII ABGAL AAD KU HADLE MA MUDNID JAWAABTA AAD LEHEED MARKA COOSKA DAAQ
  • CADE: walaal murursade waa qabiil weeyn ha u xoogbadnaanin walaalkaa ee qabyaalada foosha xun dhaaf waana ey...
  • rrsgfqbej: Nancy Millen Dresses , One particular service that is most certainly typically envisioned by simply...
  • axya wadani: waa nasiib daro islaamo ayeeyooyin ah inay saan isku soo qaawiyaan waxaaba iigu daran fartuun birimo iyo...