allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
Home » Maqal & Muuqaal You are browsing entries filed in “Maqal & Muuqaal”

DAAWO Barnaamijkii Dood Wadaag

June 29th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

DAAWO MUCJISO QABSATAY RA’IISAL WASAARE KHEYRE : Maxaa kala qabsaday Kheyre iyo Yoweri Museveni.? “R/Wasaarihi Farmaajo sow ma tihid? maya, WAXAAN AHAY RA’IISAL WASAARIHII SOOMAALIYA“Naarta Af-Soomaali maxaa lagu yiraahdaa?”

June 15th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

NUUR FAARAX” Sharciga dalka ayaa ka sareeya Kheyre iyo Farmaajo, Sharciga ayaa cid walba ka awood badan, haddii iyaga sharciga ku tuntaan cid ay Madax u yihiin ma jirto”DAAWO VIDEO

Waxaa Shalay xil wareejin lagu sameeyey Hanti dhowrihii qaranka oo ay horey xilka uga qaadeen Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha wasiirada xilli uu isaga ka maqnaa xafiiska. Haddaba hanti dhowrihii qaranka ee xilka laga qaaday Dr Nuur Faarax ayaa shaaca ka qaaday inuusan marnaba aqbali doonin xilka qaadistii lagu sameeyay xilli xafiiskii uu ku shaqeyn jiray […]

May 9th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

DAAWO Muqaalo Naxdin leh Qaabku U Dhacay Qaraxii Daljirka Dahsoon iyo Meydad laga soo saaray burburka hoostiisa

Meydad laga soo saaray goobtii maanta ka dhacay qarax la sheegay inuu geystay khasaaro iyo dhimasho iyo maal leh, waxaa laga arkaya muuqaalkan meydad dhalinyaro u badan.

April 5th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

SOOMAALIYEY I MAQAL Waa Qormo iyo Warbixin uu Diyaariyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoray Maqaal uu cinwaan uga dhigay (Soomaaliyey I Maqal), kaasoo la soo gaarsiiyay Newsomali.com Maqaalkan ayuu Madaxweynihii hore kaga hadlayaa sooyaalka taariikhda dhow ee dowladda dhisida Soomaaliya, mudadii bur burka iyo caqabadihii jiray, iyo talooyin uu jeedinayo. Hadaba halkan hoose ka akhriso Maqaalka uu qoray Madaxweynihii hore Xasan […]

March 28th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

AMB MAXAMED CALI AMERICO Qaabkee ayuu Xayeysiin ugu sameeyay damaciisa Siyaasadeed Haddii loo doorto Madaxweynaha Soomaaliya, DAAWO VIDEO IYO SAWIRO

Dabcan waxaa uu loolan adag la galaya tiro Musharixiin oo aad u fara badan oo uu ka mid yahay Madaxweynaha xilka haaya Xasan Sheekh Maxamud, dhamaan musharixiintaas ayaa waxa danac kaga jira inay mar uun fadhiistan Villa Soomaaliya. Maxamed Cali Nuur Americo Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka kenya waxaa uu u ordaya in […]

January 25th, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

DAAWO VIDEO:Soomaalida Toronto oo Banaanbaxweyn dhigay iyo Duqa Magaalada oo la hadlay dadkii banaanbaxayay

Soomaalida degan Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Waxay Marki ugu Horeysay sameeyen banananbaax ay ku mideyan san yahiin oo ka Dhacay Xarunta city hall oo  looga taliyo Kadiib marki La xiray  xarun weyn oo Lagu magacawo Sakinah Community Center oo ku taalo Bariiga magaalada Toronto Wariye Mahad Carabow cali oo Bananbaxasi ka qeyb Galay ayaa […]

January 21st, 2017 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

VIDEO:Somalia swears in 283 members of parliament

Somalia swears in 283 members of parliament from UNSOM on Vimeo.

December 29th, 2016 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

VIDEO:CAPACITY DEVELOPMENT WITH UNPOL

CAPACITY DEVELOPMENT WITH UNPOL from AU/UN IST PRODUCTION on Vimeo.

December 7th, 2016 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

VIDEO:DOCOMENTI CADEYNAYA LACAG UU LUNSADAY MADAXWEYNAHA PUNTLAND GAAS IYO MADAXDA KALE EE MAAMUL GOBOLEEDYADA

November 1st, 2016 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Recently Commented