Newsomali » Maqal & Muuqaal
II WAD SHEEKADA,Fanaaniin caan ah sida Nakruuma iyo Maki Xaaji Banaadir oo sheekooyin qosol badan soo bandhigay, Daawo Muuqaalka
II WAD SHEEKADA Waa Barnaamij xiiso badan iyadoo toddobaad walba lagu soo qaato sheekooyin qosol iyo baashaal isugu jira waxaana ku taxan dad fara badan tan iyo markii Barnaamijkan la bilaabay, Markan waxaa ka qeyb qaadanaya Maki Xaaji Banaadir oo ah Fanaan caan ah iyo Fanaanada caanka ah ee  Faadumo Nakruuma.
Nicholas Kay” Dhibaatada iyo Rafaadka igu ee haysta waa Arrimaha ka taagan Kismaayo” Daawo Muuqaal Wareysi
Ergayga gaarka ah ee Q/midoobay u qaabilsan howlgalka Soomaaliya ee Nicholas Kay ayaa sheegay in waxa ugu adag ee horyaala ay tahay sidii nabada loogu soo celin lahaa Magaalada la isku haysto ee Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose.
Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa ka sii dartay dhawaan markii maleeshiyaad kala taageersan Axmed Madoobe iyo Col Iftiin Baasto ku dagaalameen Magaalada iyadoo intaasi u sii dheertay muranka Dowladda Soomaaliya iyo kooxo kenya taageersan oo Gobolkaas ka taagan yahay.
<object id="flashObj" width="480" height="270" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0" bgcolor="#FFFFFF"><param name="flashVars" value="videoId=2470001603001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Faje.me%2F115FoIy&playerID=664965303001&playerKey=AQ~~,AAAAmtVJIFk~,TVGOQ5ZTwJZbyLu770YWZ_LE4OaoU5Nv&domain=embed&dynamicStreaming=true" /><param name="base" value="http://admin.brightcove.com" /><param name="seamlesstabbing" value="false" /><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="swLiveConnect" value="true" /><param name="allowScriptAccess" value="always" /><param name="src" value="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1" /><param name="flashvars" value="videoId=2470001603001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Faje.me%2F115FoIy&playerID=664965303001&playerKey=AQ~~,AAAAmtVJIFk~,TVGOQ5ZTwJZbyLu770YWZ_LE4OaoU5Nv&domain=embed&dynamicStreaming=true" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="swliveconnect" value="true" /><param name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" /><embed id="flashObj" width="480" height="270" type="application/x-shockwave-flash" src="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1" flashVars="videoId=2470001603001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Faje.me%2F115FoIy&playerID=664965303001&playerKey=AQ~~,AAAAmtVJIFk~,TVGOQ5ZTwJZbyLu770YWZ_LE4OaoU5Nv&domain=embed&dynamicStreaming=true" base="http://admin.brightcove.com" seamlesstabbing="false" allowFullScreen="true" swLiveConnect="true" allowScriptAccess="always" flashvars="videoId=2470001603001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Faje.me%2F115FoIy&playerID=664965303001&playerKey=AQ~~,AAAAmtVJIFk~,TVGOQ5ZTwJZbyLu770YWZ_LE4OaoU5Nv&domain=embed&dynamicStreaming=true" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" swliveconnect="true" pluginspage="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" bgcolor="#FFFFFF" /></object>
Fanaanada Sahruuja oo markan qaldantay,Daawo Muuqaalka
Fanaanada aan looga baran inay soo qaado heesaha Copy-ga ah  Sahruuja Abshir Coon ayaa hadda ku dhaqaaqday dabeecada noocaas oo dad badan laga yaabo inay u arkaan mid  wax u dhimaysa sumcada fanaanada
Heestii Daadooy ee ay ku wada luuqeyn jireen fanaaniinta caanka ah ee Axmed Shariif Killer iyoLuul Jaylaani , oo beri samaad hogaanka u haayeen fanka banaadiriga ah ayaa hadda waxaa ku dhiiraday Labo Fanaan ee kala ah Sahruuja iyo Shooli laakiin dadka fanka ka foolaada oo durba arkay Muuqaalka Heestan waxay leeyihiin kuma guuleysan inay ugu yaraan soo dhaweeyan codadkii Labadii fanaan ee Waaberi Axmed Shariif Killer iyoLuul Jaylaani ,
Fanaaniinta Sumcada leh ee ku fashilmay soo qaadista heesihii hore waxaa ka mid ah Fanaanada caanka ah Farxiyo Fiski oo inta badan ku mashquulsan heeso horey loo qaaday taasina waxay dhaawacday sumacada fanaanada.
Sahruuja, Shooli iyo ninka duubay heesta Liibaan marna kuma aysan soo qaadin qoraalka in heestan ay tahay hees hore oo ay leeyihiin Luul iyo Axmed Sharif killer maadama dabeecadaas looga baran dhamaan fanaaniinta soomaalida kuwa hadda soo baxay.
Sahruuja iyo Shooli ma aha Labo Fanaan oo isku dhigma, laakiin waxaa muuqata in Sahruuja taageero u raadinaysa Shooli oo ah Fanaan dhalinyaro ah balse ku fashilmay inuu safka hore fanka soo galo, haatan Sahruuja ayaa waxay u baadi goobaysaa taageerayaal iyo inuu yeesho qiimo sare ama si uu fankiisa kor ugu soo kaco
Sahruuja oo taageerayaal fara badan sameysatay tan iyo markii ay fanka ku soo biirtay isla markaana lagu tilmaamo inay tahay mid ka mid ah tiirarka heesaha Banaadiriga waxay markan luminaysa qeyb ka mid ah taageerayaasheeda haddii aysan ka fogaanin heesaha Copyga ah.
Fanaanada loogama baran Heesaha noocaas ah waxay la soo shir tagtay mar sii horeysay heeso qaali ah oo ay ku heshay sumcad iyo taageerayaal fara badan.
Fanaaniinta kala ah Hodan Cabdiraxmaan Dheere, Raxma Rose, iyo Nuur Cadde oo soo qaaday Hees Aroos iyo Duco isugu jirta, Daawo Muuqaalka
Fanaaniinta kala ah Hodan Cabdiraxmaan Dheere,  Raxma Rose,  iyo Nuur Cadde  waxay soo qaadan hees aroos ah oo ay si gaar ah ugu hibeeyeen arooska iyo aroosadda Cawil iyo Ayaan oo ku aqal galaya Magaalada Hargeysa sidoo waliba heesta  loogu magac daray aroosadda oo ah Ayaan.
Fanaaniinta Soomaalida Mareykanka degan ayaa muddooyinkii dambe ku waashay soo saarista heeso aroos ah oo ay ku amaanan shaaqsiyaad ay isku wanaagsan yihiin xubno ka tirsan isla fanaaniinta, hadda Sheekadaas caadi ayay ka noqotay fanaaniinta.
Mucjisadii Fanaaniinta Norway Idil Barqadle oo la soo baxday Muuqaal ka sare maray Muuqaalada Fanaaniinta kale, Daawo
Mucjisada reer Norway Fanaanada  Idil Barqadle ayaa la soo baxday Muuqaal casri ah oo ka duwan Muuqaalada lagu yaqaana Fanaaniinta kale kadib markii ay soo saartay Heestii Wiilasha Indhahayga, Waxaana Muuqaalkan uu yahay mid ka duwan kuwii hore ee Fanaanada lagu bartay.
Idil Barqadle oo ah Xaaska Fanaanka weyn  Maxamed Aadan Cali (Himilo) waxay dad badan u arkaan inay tahay astaan mucjiso ah oo u soo baxday fanka Soomaaliya iyadoo Idil ay ka soo jeedo Magaalada Booramo oo ay horey uga soo baxeen fanaaniin waa weyn oo Waaberi kaalinta koowaad kaga jiray.Magaalada Boorame waa Magaalo caan ku ah inay ka soo baxaan Fanaaniin haween ah oo aad u qurux badan, Idil sidoo kale kuwaas ayay ka mid tahay.
Fanaanada Sahruuja Abshir Coon oo Muuqaalkii Ugu quruxda badanaa la soo shir tagtay Heesta Cusub Ii shekeey, Daawo
Fanaanada Codka Dahabiga leh Sahruuja Abshir Coon ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah Muuqaalada ugu quruxda badan ee ay Fanaanada sameysa tan iyo markii ay fanka ku soo biirtay iyadoo soo saartay qeyb hordhac ah albunka cusub ee heesihiisa alifay waayeelka Heesaha Banaadiriga Axmedeey Abdi Gaashan.
Ii shekeey Waa Erayadii: laashin Ahmedeey Abdi Gashaan oo hadda ku nool dalka Norway, Musikadii ninka mucjisada ah A.A.Naaji iyo weliba duubistii iyo soo saarista Wiilka xidiga ah ee ilaa iyo hadda aysan jirin cid gaarta Samatar Said Salah.
Fanaanada Sahruuja Abshir oo xilligan lagu tilmaamo Xidigtii Qarniga dadka qaarkiisana aaminsan inay tahay Mucjiso bedeshay Faadumo Qaasim iyo Luul Jaylaani ama caasha Cadaw ayaa la filayaa dhawaan inay daboolka ka soo qaado dhawr hees oo uu sameeyay Macalinka Heesaha Banaadiriga Axmedeey Abdi Gaashan.
Haddaba Muuqaalkan hordhacda ah waxaa uu ka mid yahay taxanaha heesaha cusub ee Sahruuja ugu talagashay taageerayaasheeda Caalamka ku nool
Daawo Filimkan oo laga sameeyay Dr Augustine Mahiga oo beri ka tagaya shaqada Xafiiska UN ka ee Soomaaliya
Transition to Transformation: The Political Process in Somalia’ is a 30″ documentary charting the end of Somalia’s Transitional Government and the establishment of a newly elected Parliament, President & Speaker.
For the past two decades civil war, famine and radical insurgencies have left Somalia in ruins. Its transitional government held little to no power and was for many years exiled in neighboring Kenya.
In June 2011 Somalia’s political fate was decided at a crisis meeting in Kampala: in just over a year a new representative government was to be established, a draft constitution approved and a new President and Speaker elected. It seemed like an impossible task.
In this film we explore Somalia’s political journey during a remarkable year. A journey marked by violence, political in-fighting, tense negotiations and fraught diplomacy.
This is Somalia’s journey from transition to transformation.
Featuring special interviews with…
Dr Augustine Mahiga, UN Special Representative & Head of the UN Political Office for Somalia
Abdiweli Mohamed Ali, Former Prime Minister of Somalia
Abdi Hosh Jibril, Minister of Constitution & Reconciliation 2010-2012
Halima Ibrahim, Co-Chair Technical Selection Committee
Macalin Mareykan ah oo jirdilay ardey Soomaali ah oo la Dagaalamay Arday kale oo Cadaan ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis, Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay caro weyn ka muujiyeen fal la yaab iyo naxariis daro ah oo uu ku kacay macalin iskool wiil yar oo Soomaali ah oo ka mid ahaa ardeydiisa.
Ardaygaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Camaar oo 14 sano jir ah kana mid ahaa ardeyda wax ka barata dugsiga sare ee Champlin Park High School ayaa waxaa la sheegay inuu dagaal gacan ka hadal ah uu dhexmaray arday kale oo cadaan ah oo ka mid ahaa ardayda kalaaska laakiin waxaa dagaalkaas durbadiiba soo dhexbooday macalinka lagu magacaabo Joe Hall, Macalinkaas oo si dhaqso ah uga u soo dhexbooday dagaalkaas ayaa waxaa uu halkaas ka dafay wiilkii Soomaaliga ahaa asagoona si xun ugu tuurey miiska ka dibna madaxa ugu gaaracay miiska, intaas ka dibna uu qoorsagaaro ku qabtey, Wiilkaan Soomaaliga oo u muuqday mid isku dayaaya inuu la dagaalamo macalinkiisa ayaan laakiinse wax action ah oo waabis ka badan aan samynin laakiin macalinkaan ayaa u muuqday mid u eexanaayey ardayga cadaanka ah ee ay wada dagaalamaeen wiilkaas Soomaaliga ah laakiinse iska dhigaayey inuu kala dhexgalay ardeydaas.
Ugu dambbeyntiina iyadoo Soomaalida magaaladaas ay arintaas caro weyn ka muujiyeen islamarkaana ay codsadeen in arintaas lagu sameeyo baaritaan buuxa ayaa hooyada dhashey wiilkaas Soomaaliga oo lagu magacaabo Faadumo Xasan oo la hadashay warbaahinta waxay sheegtay in wiilkeeda lagula dhaqmay cunsurinimo islamarkaana uu ka baqaayo inuu mar dambe uu aado iskoolkaas, Dagaalkaas ka dib ayaa wiilkaas Soomaaliga ah xabsiga la dhigay islamarkaana laga ceyriyey iskoolka mudo 3 todobaad ah halka wiilkii cadaanka ahaa ee ay wada dagaalamaeen laga ceyriyey iskoolka 3 maalmood oo qura, Falka macalinkaas ayaa waxaa difaacay haweeneyda lagu magacaabo Mary Olson oo ah madaxa iskoolada ee gobolkaas iyadoona sheegtay inuu macalinku uu difaacaayey ardeydaas iyo asaga nafsadiisa
Abdirizak M. (Xiireey)
Holland
Abdirizakxiireey@hotmail.com
Fanaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar oo soo saaray dhawr hees oo muuqaal ah, Daawo
Fanaanka codka Miisaanka leh Xasan Aadan Samatar oo lagu tilmaamo ninka ugu heesaha badan Soomaaliya isla markaana ugu taageeraha badan fanaaniinta Soomaalida rag iyo dumar ayaa soo saaray muuqaalka dhawr hees oo fanaanka horey u qaaday.
Ninkan oo mucjisada ah marka uu heesaha qaadayana maamula musikada waxaa uu soo bandhigay muuqaalka heesta waa idin dhaliilay oo fanaanka dhawr sano ka hor qaaday.
Hassan Adan Samatar (Waan idin Dhaliilay) Heestan dad badan ayaa waxay sheegan inuu kula hadlayo soomaalida mashaakilka ka batay isla markaana u tashan waayay dalkooda.
Heestan waxay xambaarsan tahay fariin ku socota dhamaan dadka soomaalida oo isugu jira waayeel iyo dhalinyaro.
Hassan Adan Samatar waxaa uu ku dhashay Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay halkaas oo taageerayaashiisa ugu badan ku nool yihiin in kastoo soomaalida oo dhan wada taageersan tahay fanaankan haddana gobolada Baay iyo bakool waa meesha uu fanaanka adduunka ugu jaceyl yahay.
Sidoo kale Hiiraan ayaa ka mid ah meesha fanaanka miisaanka culus ku leeyahay waxaana taasi sabab u ah heesta caanka ah ee uu sameeyay Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi waa heesta Beledweyne.
Inta badan Heesaha uu sameeyay Xasan Ganey ayaa ka mid ah heesaha sida daran loogu dhageysto Magaalada Burco.
Dhamaan degaanada soomaalida ayaa si aan kala joogsi lahayn loogu taageera fanaanka.
Waa nin xishmad iyo sumcad ka dhex sameystay fanka waxaa uu ka fogaaday Siyaasadaha is diidan ee soomaaliya.
Heesta kale
Hodan Abdirahman oo ugu dambeyn Xulatay lamaane ay nolosha la wadaaagayso + Video
Fanaanada Codka iyo Hibada Fanka ka dhaxashay waalidiinteed Aamina Cabdullahi iyo Abdirahmaan Dheere oo labadaba ka mid ahaa Fanaaniintii qiimaha badnaa ee Soomaaliyeed ee Hodan Abdirahman Dheere ayaa ugu dambeyn go,aan ka gaartay lamaane ay nolosha la wadaagayso.
Bahda Fanka iyo Fanaaniinta Filmsheeg oo waayadaamba la socday dhaqdhaaqa fanaanada ayaa soo helay warkan ah la bixiyay fanaanada, waxa la sugaana ay tahay aqalgalkeeda.
Qorshaha Fanaanada Hodan Abdirahmaan ay ugu ambabaxday Dalka Soomaaliya/Somaliland oo iyada ay sheegtay in ay bandhig fanneedyo ku soo qabanayso Magaalooyin ay ka mid yihiin Hargeysa, Muqdisho iyo Nairobi ayaa waxay ku hoos wadaa qorshaha u gaarka ah nolosheeda, oo ay doonayso in xaflada maherkeeda ay ku soo qabsato Magaalada Boorame oo ah halka ay ku nooshahay Hooyadeed Aamino Abdullahi.
Waan filayaa in aad xiisaynaysaan ogaashaaha qofka ay kala baxday noolaha dunida ee mustaqbalka ay la wadaagayso oo run ahaantii aanan ka baxsaneyn bahda fanka.
Waxaa laga yaabaa in dad badan ay u qaataan war maalmahaan la isla dhex marayay oo ahaa in ay guursan rabto Fanaanka Mursal Muuse balse sidaas ma ahan oo waxba kama jiraan warkaas xaqiiqdana waa midka aan hada idinla wadaagayno.
Waxaa ay is fahmeen Fanaanka Reer North America ee Maxamed Alta oo ka mid ah fanaaniinta da.da yar ee wadanka Mareykanka ay ku wada noolyihiin Hodan Abdirahman.
Wuu jeclaa in uu raaco gacalisadiisa balse waqtiga ayaanan u saamixin ayay leeyihiin ilo wareedyadeena dhanka Waqooyiga Amerika sidaas darteed ayay Hodan kaligeed ugu ambabaxday Soomaaliya oo ay doonayso in lagu soo mehriyo halka ay ku nooshahay hooyadeed.
Hase ahaatee waxaa ay xaflad wada jir ah ku qabsandoonaan Dalka Mareykanka marka ay dib ugu soo laabato iyadoo ah xaaska Fanaanka Maxamed Alta.
Waxaa jirta hees duco ah oo loogu talagay in wada jirkooda oo si hor dhac ah loo sii sheegay in ay diyaar tahay balse aanan la soo baahin oo lala sugaayo maalinta xaflada wada jirka ah ay sameysanayaan fanaaniinta is calfaday ee Hodan Abdirahman Dheere iyo Maxamed Alta.
Fanaanka Maxamed Alta
Xigasho Warbixinta waxaa qorey Bogga arrimaha Fanka ka faalooda ee Filmsheeg.com