Home » Maqal & Muuqaal
You are browsing entries filed in “Maqal & Muuqaal”

Abdirahmaan Gaas oo ka mid ah Fanaaniinta xilliyadan dambe qabsaday bulshada soomaalida ayaa soo qaaday heestii XAMAREEY oo uu u qaaday Caasimada soomaaliya ee muqdisho.Gaas Waa Heesaa, Waa Sameeya heesaha iyo Laxanka waana fanaan aad u degan oo lagu tixgeliyo fanka.
May 22nd, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Fanaanka caanka ah Bashiir Cali Xuseen oo ka mid ahaa Kooxdii Iftiin ee Wasaaradii Waxbarashada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo saaray Muuqaalka Heestii Maryan oo fanaanka ku caan baxay, Eriyada Heestan ayaa ah kuwa dad badan ku abuuraya xusuus ileyn nin walba naag ayaa dhulka ku jiidee, Rafaadka Naagaha ragga u geystan ayaa ah [...]
May 20th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Xafladii dadka soo jeeda Somaliland Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ugu dabaal dagayan xuska sanadguuradii 22 aad markii Goboladaas sheegeen inay ka go’aan oo xalay lagu qabtay dalka Holland ayaa isu bedeshay gacan ku hadal iyadoo Ciidamada Booliska ee dalka Holland soo dhex galeen dadkii is dagaalayay iyadoo qaar ka mid ah dadkii rabshadaha kiciyay la [...]
May 19th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Col Barre Aadan Shire oo loo yaqaano Barre Hiraale waxaa loo caleemi saaray inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland, Xafladii lagu caleemi saarayay waxaa ka soo qeybgalay dad fara badan laakiin waxaa yaab lahayd in Dumar hubeysan oo si aad ah u taageersan Barre Hiraale lagu arkay xafladaas. Haddaba Halka Hoose Ka daawo Muuqaalka dumarka hubeysan ee [...]
May 17th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Heesta talantaaliga ah oo maanta soo baxday ayaa waxaa ereyadeeda iyo laxankaba sameeyey Abwaan Cabdinaasir Cali Xamari.Cabdijabaar Alkhaliiji oo ah fanaan aad loo jecel yahay heesaha uu qaado waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay fanaan leh cod aad u masaaxo fog, Inkastoo beryihii dambe ay aan muuqaalkiisa lagu arag fanka,Halka Nimco Yaasiin caraale lagu tilmaamo fanaanad [...]
May 15th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Maalmahan dhalinyarada Soomaalida ee qurbaha ku nool waxay bilaabeen inay sameeyan filimo ka hadla dhaqanka iyo habka nolosha dadka Soomaaliyed iyagoo marba marka ka dambeysa soo saara sheekooyin xiiso leh iyo kuwa si dhab ah looga fikiray sameyntooda in kastoo ay dhacda mararka qaar in filimada ay noqdaan kuwa micno badan lahayn maadama dadka sameeya [...]
May 12th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Video-gaan oo ay isku soo duba riday hay’ad ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay ee loo yaqaan UNDP ayaa ah mid aad u qurux badan waxaana ka muuqata bilicda Soomaaliya iyo sida ay dadka u faraxsan yihiin sidoo kale waxaa ka hadlaayo gabdho ka mid ah cayaartoyda Soomaaliya, Farshaniistayaal, quburo arimaha Soomaaliya yaqaano iyo mas’uuliyiin [...]
May 10th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Labada Gabdhood ee Soomaaliyeed isla markaana ah Walaalo isla dhashay ee Imaan iyo Sihaam Xaashi oayaa soo saaray hees aad u quruxbadan heestaasoo la yiraahdo “Rule the World”.Walaalahaan ayaa markii hore la dhihi jiray Sweet Rush iyagoo hadda magaca kooxdooda ku bedeshay Faarrow.
May 9th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Waxaa sii laba jibaarmay Shacabka Soomaaliyeed ee mudada dheer ku noolaa Qurbaha ee ku soo qul qulaya magaalada Muqdisho kuwaas oo gudaha dalka ku soo kordhiyay xirfado kala duwan iyo Ganacsi bulshada aad u anfacay. Dadka Qurbaha ka imaanaya ayaa xiliyadii hore waxa ay aad uga cabsan jireen Colaada ka taagneed magaalada Muqdisho maadaama magaalada [...]
May 8th, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »

Hees ay si wada jir ah u soo qaadan Fanaaniinta kala ah Farxiyo Axmed Cadaawe oo loo yaqaano Farxiyo Fiski iyo Nimo Yaasiin ayaa sida ay heestu dhacaysa waxay ka hadlaysaa Shantii Soomaalida sida ay u kala tageen iyo go’aanka Somaliland ee Gobolada Waqooyi ay ku gaareen in ay ka go’aan soomaaliweyn iyadoo Labada fanaan [...]
May 2nd, 2013 | Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »