Home » Cayaaraha
You are browsing entries filed in “Cayaaraha”

War uu qoray bogga ciyaaraha ka faalooda ee Goal.com ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah kooxaha heerka koobaad ee dalka Kenya ay daneeneyso ciyaaryahan Soomaali ah oo ka ciyaara horaalka dalka Soomaaliya. Ciyaaryahanka oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Maxamuud kuna magac dheer Boletell, wuxuu ka tirsan yahay kooxda Qaranka dalka Soomaaliya iyo naadiga heerka [...]
June 1st, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

The Belgian tactician has hinted at signing two trialists – Michael Kamau formerly of English side Brentford and Sadik Mohammed (Somalia) – in June transfer window AFC Leopards’ coach Luc Eymael says he has been impressed by two of the trialists, who have been training with the club in the last one week. Michael Kamau, [...]
June 1st, 2013 | Posted in Cayaaraha,English News | Read More »

Wax lagu sheegay calool xanuun ayaa wiilka Soomaaliga ah Mo Farah, ee labada biladood ee dahabka ah u qaaday Britain ciyaarihii Olympic-da ayaa sababay in uu la tartami waayo orodyahanka reer Ethiopia Kenenisa Bekele ee heysta horyaalka adduunka ee orodka 10,000m tartanka Diamond League maantay oo jimco ah furmaya. Tom Jordan oo ah qaban qaabiyaha [...]
May 31st, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Sabtid waxaa garoonka Wembley lagu ciyaari doonaa ciyaarta ugu danbeysa ee Champions League taasoo ay ku wada balansan yihiin Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo hal wadan ka wada socda. Dad badan waxey aaminsan yihiin in tani ay fursad u tahay horyaalka German si ay indhaha yurub ugu soo jiitaan tayada ciyaartoyda iyo horyaalkooda. Hadaba [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

Real Madrid ayaa shir jaraa’id oo ay qabatay ku sheegtay in Jose Mourinho uu kooxda ka tagi doono dhamaadka xilli ciyaareedkaan kadib mudo 3 sano oo uu hogaaminayay kooxda caasimadda ka dhisan. Madaxweyne Florentino Perez ayaa go’aankaan ku dhawaaqay. Mourinho, oo 50 sano jir ah, ayaa waxaa la hadal hayaa inuu dib ugu laaban doono Chelsea, kadib markii [...]
May 20th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan kaga talaabsadeen 7-0. Kooxda FC Hollywood oo lugtii hore ee Allainz Arena ku soo badisay [...]
May 1st, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

16 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar ahaan labadii lug ee semi-finalka kooxda Real Madrid 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Santiago Bernabeu ay si diriqi ah ku badbaadeen madaama guuldarro 2-0 ah ay ku soo gaartay Santiago Bernabeu. Dortmund oo [...]
April 30th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert Lwendowski ayaa ka saaciday kooxda Borussia Dortmund inay 4-1 ku xaqaan kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd Iduna Park lugta hore ee semi-finalka Champions League, iyadoo natiijadan ay ka saacideyso inay hal lug la sii galaan finalka Champions League. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta waxaa heshay [...]
April 24th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay finalka Champions League ka dib markii ay 4-0 ku dubteen kooxda Barcelona oo marti ugu aheyd Allainz Arena lugta hore ee semi-finalka Champions League. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta waxaa heshay daqiiqadii 2aad Bayern Munich markii Martinez uu kubad cirib ah u dhigay Arjen Robben, kaasoo [...]
April 23rd, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »

Manchester United ayaa caawa xaqiijisatay hanashada horyaalkoodii 20aad ee Ingariiska ka dib markii ay guul 3-0 ka gaareen kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd Old Trafford, xilli Van Persie uu dhaliyay seddexleey. United ayayna ku qaadatay wax ka yar labo daqiiqo inay hogaanka u qabtaan ciyaarta markii kubad kore oo uu soo celiyay Giggs [...]
April 22nd, 2013 | Posted in Cayaaraha,Wararka | Read More »