allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
“Author Archive”
Stories written by admin

Khilaafka Turkiga iyo Imaaraatka oo weji cusub yeeshay

Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay astaanta waddada ay ku taallo saraafadda dalka Isutagga Imaaraatka uu ku leeyahay magaalada Ankara, ka dib hadal dhaliyay khilaaf diblumaasiyadeed oo labada dal soo kala dhexgalay. Waddada waxaa loogu magacdaray Fahreddin Pasha, ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraatka uu internetka ku baahiyay isagoo cambaareynaya sarkaalka oo […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

LIISKA MAGACYADA Xubnaha C/raxmaan Cabdishakuur Dacwada ka gudbiyay, Fahad Yaasiin iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ku jira

Xubnaha dacwadan laga gudbiyay madaxdan ayaa waxaa shaaciyey guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur uu leeyahay, waxaana lagu heystaa weerarka 17-kii December 2017 lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/shakuur. MAGACYADA C/RAXMAAN C/SHAKUUR SOO DACWADEEYAY WAXAA KA MIDA: 1- Dr. Axmed Cali Daahir -Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka 2- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir – Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO SAWIRADA Boqorka Beelaha Daarood oo Hadiyad dhaqameed kusoo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka iyo shir guddoonka Beelaha Daarood ayaa maamuus heer sare ah fadhigiisa magaalada Qardho ugu sameeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Boqor Burhaan ayaa madaxweybe Farmaajo iyo madaxweyne Gaas ku maamuusay Koofiyo, Shaal dhaqameed, waxaana loo gacan geliyay madaxweynaha Faras lagu soo dhoweeyay oo ahaa maamuus dhaqameedkii ugu heer […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

ISBEDEL LAGU SAMEYN DOONA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR, Taabid muxuu u sheegay Imaamka iyo Ugaaska Mudullood,Yaa la damacsan yahay in lagu bedelo,Dowladda Dhexe maxay ka cabsanaysaa, Warbixin

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay damacsan tahay in is bedel dhinac maaamulka Gobolka Banaadir ku sameyso si ay wax uga bedesho culeysyada amni iyo Siyaasadeed ee bilooyinkii ugu dambeeyay ugu yimid qaar ka mid ah beelaha dega Gobolka Banaadir iyo Dowladda oo ka shakisay Maamulka hadda jira siyaasadaha uu damacsan yahay. Madaxweyne Farmaajo […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalooyinka Galmudug ee uu booqan doono Madaxweyne Farmaajo oo la shaaciyey

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu degaanada maamulkaasi ku tago madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iminka socdaal ku maraya Puntland. Magaalooyinka Galmudug ee uu booqan doono ayaa waxaa ka mida: Gaalkacyo, Cadaado iyo Dhuusamareeb, waxaana warar kale oo aan la xaqiijin sheegayaan inuu sidoo kale tegi doono degmada Caabudwaaq iyo Guriceel, […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqanaya magaalada Qardho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Qardho oo ka tirsan Puntland. Wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo ayaa safarka uu ku tagayo magaalada Qardho waxa uu noqon doonaa mid dhulka ah iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay. Madaxweyne Farmaajo oo tan iyo markii uu ku guuleystey doorashada madaxtinimada dalka […]

January 10th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay inay barakicinayso Qoysas

Dallada ay ku mideysan yihiin ururada aan Dowliga aheyn ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda federalka in ay barakicineyso qoysas barakacayaal ah oo ku nool duleedka magaalada Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay Dallada ayaa lagu sheegay in 21 deegaan oo ay degenayeen in ka badan 5,807 oo qoys la dumiyey, iyadoo halkaas lagu bur […]

January 9th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

MAGACYADA Wasiiradii Arrimaha Dibadda Soomaaliya soo maray laga soo bilaabo 1960 ilaa iyo 2018

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa soo maray in ka badan 25 Wasiir arrimo dibadeed laga soo bilaabo 1960 ilaa iyo maanta oo aynu ku jirno 2018, hase yeeshe dooda taagan ayaa waxay tahay 5 tii sano oo Kenya Wasiir arrimo dibadeed ka ahayd Amino soomaaliya waxay yeelatay 5Wasiir arrimo Dibadeed taas oo dadka badankiisa […]

January 9th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALI ‘’Wey naga go’an tahay inaan u dhabar adeegno wax waliba oo ku xeeran danaha Qaranka, waana ka dhabeyn doonaa himiladeena’’

Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga Xukuumada Somalia, Axmed Ciise Cawad, ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaradiisu ay la imaan doonto howl karnimo. Wasiirka waxa uu tilmaamay inuu dareemaayo inay jiraan khaladaadyo dhowr ah, balse ay ku sixi doonaan sida ugu dhakhsiyaha badan. Waxa uu sheegay in mudada uu heyn doono xilka inay jari doonaan […]

January 9th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

AQRISO Jalaafada Siyaasadeed ee loo dhigay Wasiiradii hore ee Ganacsiga, Markii ay soo saartay qoraal ay kaga noqonayso go’aan hore ayaa la eriyay

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya oo lagu taakheeyay maalin ka hor xil ka qaadsitii Wasiirka Khadro Axmed Ducaale ayaa lagu sheegay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha. Sida muuqato Wasiiradii hore ayaa jalaafo Siyaasadeed loo dhigay waxaana lagu qiyaameeyay inay ka noqoto kala […]

January 8th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented