“Author Archive”
Stories written by admin

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Telefoonka kula hadlay Ban Ki Moon, Xoghayaha Guud ee QM

bn

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee maanta lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho, isagoo cadeeyay in weerarkaas aanu ka hor-istaagi doonin howlaha nabadeynta. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu ahaa mid argagixiso, isla markaana Shabaab dhib ka hayaan shacabka. “Al-Shabaab waxey dhib ku [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso ama Daawo Afhayeenka al Shabaab oo ka hadlaya qaabkii kooxdiisa u fulisay weerarkii lagu qaaday xarunta UNka ee Muqdisho

9

Afhayeenka al Shabaab Cali Maxamud Raage oo loo yaqaano Cali Dheere ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii maleeshiyaadkiisa u fuliyeen weerarkii gelinkii hore maanta lagu qaaday xarunta ugu weyn ee Qaramada Midoobay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimada dalka Soomaali.Daawo sawirada Weerarkaas

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

WARBIXIN: Axmed Godane Inta Somaliland Aqoonsi ka helayso lagama yaabo in ay degto koonfurta Soomaaliya, Kitaabka Muqdisho u baahan oo aan Hargeysa u baahnayn muxuu yahay?

33

Godane oo Go’aansaday inaan Koofurta Somaaliya Nabadi ka dhicin inta Soomaaliland aqoonsi ka helayso!!!Weerarka maanta Godane ka fuliyey xarunta qaramada midoobay ee magaalada muqdisho ku soo aaday xii Caalamka go’aansatay in Soomaaliya dib loogu noqdo oo dib loo dhiso, xili Soomaaliland si cad loogu sheegay inaan aqoonsi aysan helayn haddii aysan kala heshiin dawladda Soomaaliya. [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Amiirka al Shabaab oo soo saaray bayaan ka dhan ah, Sheekh Xasan Dahir Aweys, Abuu Mansuur, Ibraahim Afqaan iyo Xubno kale oo Shabaab ka tirsan, Fariin hanjabaad ah Aqriso bayaankiisa

33

Ninka ugu sareeya maleeshiyada al shabaab ee Soomaaliya Axmed Cabdi Godane laakiin ay shabaabka ugu yeeran Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa maanta Bayaan uu soo saaray wuxuu kaga hadlay qoraallo been abuur ah iyo Dacaayado Mujaahidiinta ka dhan ah oo maalmihii lasoo dhaafay ay Baraha Internetka ku faafiyeen dad lagu yaqaanay inay Safka Mujaahidiinta ku [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO MARKII Rasaasta iyo qaraxyada is dhaafsanayan Ciidamada Dowladda, kuwa Amisom iyo dablaydii shabaab ee weerarka iyo is qarxinta ku soo qaaday xarunta UNka ee Muqdisho

17

Al shabaab ayaa sheegtay weerar si farsamaysan loo soo abaabulay oo gelinkii hore maanta lala beegsaday xarunta ugu weyn ee Qaramada Midoobay ee ku taala Magaalada Muqdisho, marka hore shabaabka ayaa albaabka xaruntaas ku dhuftay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kadibna iska hor imaad hubeysan ayaa dhex maray ilaalada xarunta iyo koxihii weerarka soo [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisal Wasaare Saacid iyo Nicholas Kay, Daawo Sawirada

1

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiiradiisa ayaa la kulmay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Nicholas Kay, isagoo uga tacsiyadeeyay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka, isagoo ku tilmaamay mid fulaynimo ah oo aan dib u dhigi [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Suicide bomber, gunmen attack U.N. office in Somalia

17

A suicide bomber and several gunmen attacked a United Nations compound in the Somali capital Mogadishu on Wednesday, police and witnesses said, in a strike that bore the hallmarks of al Qaeda-linked militants. The bomber set off his explosives outside the gate of the United Nations Development Programme (UNDP) base before attackers ran inside and [...]

June 19th, 2013 | Posted in English News | Read More »

DAAWO MUUQAALKA SAWIRADA weerarkii is qarxinta ahaa ee maanta lala beegsaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

3

Warar kala duwan oo daqiiqo daqiiqad ah ayaa ka soo baxaya weerarkii Ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday Xarunta UN-ka ku leeyihiin magaalada Muqdisho, halkaasoo horay u aheyd xarunta UNDP ee Soomaaliya, balse xilligan ay ku howl galaan Hey’adaha Qaramada Midoobey. Inta la xaqiijiyay 14-ruux ayaa ku dhintay, kuwaasoo afar ka mid ah ay ahaayeen [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya”4 ajanabi ah ayaa ku dhimatay weerarkii is qarxinta ee maanta ka dhacay Muqdisho”

guuleed12

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM bad baadiyeen shaqaalaha Xarunta UN-ka, kadib markii maanta weerar is qarxin iyo mid toos ah lagu qaaday. C/kariin Guuleed ayaa sheegay in weerarkaas ay ku dhinteen ugu yaraan 14-qof oo [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

WAR DEG DEG AH:Dalalka ay u dhasheen 3 ajanabi ah oo ku dhimatay Weerarkii is qarxinta ahaa ee lagu qaaday xarunta UN-ka Muqdisho,Warbixin ku saabsan habkii ay isku difaacan ragga cadaanka ah iyo Saciid Geesaweyne oo dhintay

un-logo1

Haweenay Kenya u dhalatay iyo 2 South African ah oo Guest house-ka UN-ka Muqdisho ka shaqeynayay ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarkii is qarxinta ahaa ee shabaabka la beegsadeen xarunta UNCC ee Magaalada Muqdisho. Labo Baabuur oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo maleeshiyaad dagaalama kana tirsan shabaab ayaa 11 kii barqanimo ee maanta [...]

June 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • shamso.seeraar: Kuwani qabiilka dhuuxa ka galay wax ey yihiin maleh..waa sida eeyo qeylinaayo.horay waxaa loogu...
  • Caleb G. Alvarez: Xildhibaanada dhaca loo geystay ayaa waxay kala yihiin C/raxmaan Xoosh Jibrii iyo Xildhibaan...
  • deeqo: maasha alaaaaaaah maasha alaaaaaaaaah alxamdulilaaaaaaaaah allahu akbar ilaahayoow adeey mahad kuu sugnaatay...
  • hassan: SXB AAN WAR YAR KU SIIYO OGAADEEN WAA DAAROOD WAANA REER PUNTLAND WAANA REE JUBALAND MAXAA NOO KALA SOOCAAN...
  • hab: Ilahay waxaan uga baraayay inuu uqubadka soo sara. Wxaa sabab uu ahayay dagaalkii kismayo ka dhacay