Gudiga Amniga ee Baarlamaanka Koonfurgalbeed oo ka soo horjeestay keenista ciidamada DFS (Aqriso)

0
79

Warsaxafadeed ay soo saareen Gudiga Amniga ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ay ku sheegeen in ay ka soo horjeedaan ciidamada dowladda Fedaraalka ay keentay magaalada Baydhabo. Qoralaka Guddiga ayaa lagu canbaareyay talaabad ay qaaday dowladda Fedaraalka taas oo lagu talagaly in qalqal la galuyo aminga deegaanka Koonfur Galbeed.