SHARIIF XASAN oo Shaqada ka eriyay Wasiir Aflaqaadeeyay, (Daawo Muuqaalka Wasiirka oo hadal xun ku hadlay

0
165

Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed ayaa shaqada ka eriyay Wasiiru dowlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga Koofur Galbeed Abba Awow Suufi kadib markii uu meel faqaaro ah aflaqaado ugu geystay Madaxweyne Shariif Xasan Sh Aadan, sidoo kalena ninkaas ayaa ka mid noqday koox Koonfurgalbeed ka soo jeeda oo Farmaajo iyo Federaalka ugu xareysan Hotel ku yaala Magaalada Muqdisho.