AQALKA SARE FEDERAALKA iyo Musjarixiinta Isbedel doonka oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay dhaqaalihii dalkau adeegsanaysa doorashada Koonfurgalbeed

0
105

Aqalka Sare dalka Soomaaliya ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay ku sheegayan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay faragelin ku hayso doorashada Koonfurgalbeed iyadoo sidoi kalena ay Musharixiinta is bedel doonka iyagana qoraal ay soo saareen ku dhaliilan Dowladda .