GAAS` Galmudugta Xaaf Madaxweynaha ka yahay waa Galmudug Heshiis ah, Puntland waa taageersan tahay`Video

0
362

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa difaacay Maamulka Galmudug oo faragelin qaawan kala kulmaya Madaxda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in markii Galmudug la dhisayay Puntland qaylo badan ka soo yeertay balse hadda ay taageersan yihiin Galmudugta uu Xaaf Madaxweynaha ka yahay ee Ahlu Sunada ka mid tahay.