allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Ilhaan Cumar oo u sharaxan Aqalka Congress-ka Maraykanka

Ilaahn Cumar oo ah gabadh katirsan xildhibaannada aqalka hoose ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa maanta isu diiwaan galisay murashaxnimada xubin katirsan aqalka Congress wadanka Maraykakan

Jagadan ay u tartamayso waxaa horay u hayn jiray xildhibaan Kith Ellison oo ah nin Muslim ah oo isaguna u tartamaya xilka xeer ilaaliya guud ee gobolka Minnesota.

Gobolka Minnesota ayay maanta ka ahayd maalintii ugu danbaysay ee uu qof isu diiwaan galinkaro in uu u tartamo jagooyin kala duwan.

Waxaana laga yaabaa in ay soo baxaan maalmaha dhaw dad badan oo jagadaasi kula tartama Ilahaan.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jun 6 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented