allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Weerar ay xildhibaanno ku dhinteen oo ka dhacay degmada Balcad

Labo xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle iyo ugu yaraantii lix askari ayaa lagu dilay weerar Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ay la socdeen oo marayay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kolonyada ayaa ka timid magaalada Jowhar waxayna ku sii jeedeen magaalada Balcad.

Sidoo kale waxa lagu dilay weerarka sarkaalkii haystay illaalada madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle sida ay sheegeen dad ku sugan Balcad.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jun 5 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented