GAAS”Gobolada dadka ku kala nool waa kala badan yihiin sidaas darteed wax ma wada qeybsan karno,Faroole iyo Cumar C/rashiid aaway, Dhageyso

0
1

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa sheegay in Gobolada dalka ka jira aysan si siman wax u qeybsan karin mar haddii dadka kku nool Goboladaas ay kala badan yihiin.

Madaxweyne Gaas,ayaa ka hadlay nooca Dastuur ee la doonayo inuu dalku yeesho,isaga oo soo hadal qaaday dastuurka KMG ah iyo Marxaladihii uu soo maray waxaana uu sheegay in dadaal badan ay puntland ku bixisay sidii loo heli lahaa dastuur dalku yeesho balse la xaday.