allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DHAGEYSO:Wada Hadal u Bilowday Soomaaliya Iyo Imaaraadka, Wasiirka arrimaha Dibadda ayaa xaqiijiyay

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuu jiro wada hadal toos ah oo ka dhex bilowday Somaliya iyo Imaaraadka Carabta.
Wasiirka oo ka mid ahaa Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta ayaa sheegay Madaxda labada dhinac ay wada hadlayaan.

Falastiin Axmed iimaan ayuu u waramay.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Apr 16 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented