allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

WAFDIGII Soomaalida oo gaaray Sacuudiga iyo Farmaajo oo ku sii jeeda., Daawo Sawirada

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Wafdiga Wasiirka arrimaha dibadda ayaa ka qeyb galaya shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta ee loogu gogol xaarayo shir-madeexka 29-aad ee hoggaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ee ka furmaya magaalada Riyaad.

Wafdiga waxaa iga dhex muuqda Siyaasiga Ahmed C/salaan Aadan mana garanayo waxaa uu ku metelayo shirka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Soomaaliya uga qeyb galaya shir madaxeedka Jaamacadda Carabta, iyadoo lagu wado inuu saacadaha soo socda u dhoofo magaalada Riyaad.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Apr 12 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented