allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

FARMAAJO oo ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa Qadar, Sabab la xiriirta isagoo qeyb ka ah Mooshinka laga wado Jawaari

Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inuu dib u dhac ku yimid safar uu madaxweyne Farmaajo ku aadi lahaa dalka Qadar maanta oo axad ah.
Sida xogta sheegeyso Madaxweyne Farmaajoo ayaa dib u dhigay safarkiisa maadaama uu jiro khilaaf weyn oo uu dhaxeeyi xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii lasoo gudbiyey mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari kaas oo Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha qeyb ka yihiin.

Madaxweynaha ayaa dowladda Qadar la qaadan lahaa kulamo looga hadlayo xiriirka labada dowladood iyo sidii loo hormarin lahaa.

Khilaafkaan uu doonayo madaxweynaha ayaa yimid kadib markii Guddoomiye jawaari ay 91 xildhibaan ka gudbiyeen mooshin xil ka qaadis ah kadib markii lagu soo eedeeyey inuu ku tuntay dastuurka Dalka u yaalo.

 

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Mar 18 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented