allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO VIDEO: Jawaari” Imaaraadka duulaan kuma nihin balse ma aqbalyno in lagu xadgudbo qaranimada Soomaaliya”

Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan duulan ku ahayn Shacabka Imaaraadka Carabta balse waxaa ay bartimaameedsanayan ay tahay Shirkaddn uu sheegay inay garab martay qaabkii heshiisyada caalamiga loo galayay, wuxuu sheegay in shirkadan weerar ku tahay qaranimada Soomaaliya.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Mar 12 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented