allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

AQRISO Qoraal Baarlamaanka Soomaaliya xaaran kaga dhigay Heshiiskii Dekedda Berbera, Farmaajo oo dhaqan gal ka dhigi kara xeerkan goordhow la filayo in lagu dhawaaqo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagu   inuu xeer ka soo saaro Heshiiskii Dekeda Berbera ee muranka badan dhaliyay, iyadoo xeerkan cinwaan looga dhigay “Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliyeed”

Xeerkan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeynayaa Shirkadda DP World inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya, iyadoo gebi ahaanba dalka laga mamnuucayo DP World.

Heshiis kasta oo caalami ah ayaa la sheegay inay geli karto Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay sharci ahaan loo soo marisiinayo Baarlamaanka Federaalka.

Sidoo kale waxaa uu xeerkan waxba kama jiraan ku tilmaamayaa dhamaan heshiisyadii ay gashay Shirkadda DP World ee gudaha Soomaaliya.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Mar 12 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented