allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Afhayeenka Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb.Daawo Sawirada

Xubnaha wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin iyo xildhibaano.

Wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb.

Guddoomiye Casir ayaa ugu baaqay xubnaha Baarlamaanka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u yimaadaan magaalada dhusamareeb si ay u gutaan waajibaadka loo igmadey.

Dhowaan ayaa heshiis ay gaareen maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna ayaa waxaa hadda ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Mar 9 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented