DAAWO SAWIRADA Suuqa Bakaaraha oo maanta xiran

0
1

Ganacsatada ayaa sheegay in shaqo joojinta ay maanta ku dhaqaaqeen ay ku doonayaan inuu codkooda maqlo madaxweynaha, kadib markii ay is famhi waayeen wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle iy Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.