allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Akhriso:Baarlamaanka oo dhabarka ka toogtay Taabid Duqa Muqdisho, Wax aan sharci ahayn ayuu maalmahan la wareegayay

War saxaafadeed uu soo saaray Guddoonka Golaha shacabka ayaa lagu sheegay in go’aan ka gaarista Maqaamka Caasimadda ay tahay awood qaar u ah Baarlamaanka.

“Maqaamka magaalada madaxda Federaalka waxaa go’aan looga gaari doonaa dib u eegidda dastuurka, waxaana sharci gaar ah ka soo saari doona labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Guddoonka Golaha shacabka.

Sidoo kale Guddoonka Golaha shacabka ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in si wadajir ah looga hortago wax walba oo keeni kara xasilooni darro siyaasadeed iyo khilaafaad Dastuuri ah.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 20 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented