allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRADA: Wasiir Sabriye oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyay

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo uu wehliyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ujeedka socdaalkoodu yahay inay magaalada Gaalkacyo-Galmudug ku soo dhoweeyaan wafdiga madaxweynaha Soomaliya oo la filayo inuu soo gaaro Sabtida magaalada Gaalkacyo.

Wasiir Sabriye oo tan iyo intii la magacabay dhaqdhaqaaqiisa wax badan aan lagala socon ayaa tagay Gaalkacyo si uu degaanka uu ka soo jeedo ugu soo dhaweeyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 12 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented