allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

LIISKA MAGACYADA Xubnaha C/raxmaan Cabdishakuur Dacwada ka gudbiyay, Fahad Yaasiin iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ku jira

Xubnaha dacwadan laga gudbiyay madaxdan ayaa waxaa shaaciyey guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur uu leeyahay, waxaana lagu heystaa weerarka 17-kii December 2017 lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/shakuur.

MAGACYADA C/RAXMAAN C/SHAKUUR SOO DACWADEEYAY WAXAA KA MIDA:

1- Dr. Axmed Cali Daahir -Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka

2- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir – Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya

3- C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac – Kusimaha Agaasimaha Nabadsugidda Soomaliya.

4- Saadaq Cumar Xasan – Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banaadir

5 – C/Xakiin Nuur Ciise – Sarkaal NISA u qaabilsan arrimaha dibadda

6- Yaasiin Ganeey iyo Faarax Maxamuud Qaaroole oo ka tirsan Saraakiisha NISA.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 10 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented