MAGACYADA Wasiiradii Arrimaha Dibadda Soomaaliya soo maray laga soo bilaabo 1960 ilaa iyo 2018

0
1

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa soo maray in ka badan 25 Wasiir arrimo dibadeed laga soo bilaabo 1960 ilaa iyo maanta oo aynu ku jirno 2018, hase yeeshe dooda taagan ayaa waxay tahay 5 tii sano oo Kenya Wasiir arrimo dibadeed ka ahayd Amino soomaaliya waxay yeelatay 5Wasiir arrimo Dibadeed taas oo dadka badankiisa u arko hoggaanka soomaaliya oo ah mid aad u jilacsan iyo kalsooni daro dhinaca Siyaasadda Maamulka dalka.