allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

AQRISO Jalaafada Siyaasadeed ee loo dhigay Wasiiradii hore ee Ganacsiga, Markii ay soo saartay qoraal ay kaga noqonayso go’aan hore ayaa la eriyay

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya oo lagu taakheeyay maalin ka hor xil ka qaadsitii Wasiirka Khadro Axmed Ducaale ayaa lagu sheegay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha.

Sida muuqato Wasiiradii hore ayaa jalaafo Siyaasadeed loo dhigay waxaana lagu qiyaameeyay inay ka noqoto kala diridii ay kala dirtay Rugta Ganacsiga markii ay qoraalka soo saartay kadibna xilka ayaa laga qaaday taas oo micnaheedu yahay in la isticmaalay kadibna la iska tuuray.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jan 8 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented