SHIRKADAHA SOOMAALIYA ee ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada oo faray inay isu soo diiwaan geliyan

0
4

Wasaarada ayaa xustay in ay bilaabayso oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada isla markaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha daneynaya in ay ka shaqeeyaan Arrimaha Xajka iyo Cumrada in ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda muddada udhaxeyso 07/01/2018 – 20/01/2018.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Ow-Qaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay dooneyso in dib u eegis ku samayso qarashka ku baxa Xaajig Soomaaliyeed.

Halkan ka aqriso Warsaxaafadeedka oo dhan;