allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Akhriso: Qoddobada rasmiga ah ee ay ku heshiiyeen Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug (Sawirro)

Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 6 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented