allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Madaxweyne Farmaajo oo furay Wejigii Labaad ee shirkii London+Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya.

Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda Dowladda Soomaaliya,kuwa Dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka.

shirka ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saarayaa in dib u eegis lagu sameeyo horumarada ilaa iyo haatan laga gaaray Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Soomaaliya.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Dec 4 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented