allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

SHIRKA WADAMADA Africa iyo Yurub oo ka furmi doona Ivory coast

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago wadanka Ivory coast, halkaasi oo uu ka furmi doono shirka madaxda dalalka Afrika iyo Yurub.

Shirkaan ayaa looga hadli doono arrimo badan oo ku aadan xiriirka Labada qaaradood, waxaana sidoo kale waxyaabaha looga hadli doono shirkaan kamid ah xaaladda Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in shirkaan uu ka jeediyo khudbad dhinacyo badan taabaneyso, kagana hadli doono xaaladda dhaqaale, amni iyo midda siyaasadeed.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented