Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Imaaraadka Carabta, Daawo Sawirada

0
1

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona madaxda Isutaga Imaaraadka Carabta,waxyaabaha ay ka wada hadlidoonaana waxaa kamid ah xoojinta xiriirka labada dal,iskaashiga dhinacyada Ammaanka,dhaqaalaha iyo ladagaalanka arggagixisada.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Waa markii labaad ee uu socdaal ugu ambabaxo dalka Imaaraadka Carabta tan iyo markii la doortay.