allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

BAARLAMAANKA SOOMAALIYA oo ka war wareegaya ka doodista amniga dalka balse isku mashquulinayo xisaab xir

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa ah u Codeynta Xisaab Xirka 2015/2016. Iyo sidoo kale u Codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxa-banaan ee la Dagaaalanka Musuqmaasuqa.

Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay in ay kulanka Baarlamaanka ka soo qeyb galaan si kooramka uu u buuxsamo.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay,waxana lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo amniga xaqiijinaya.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Nov 13 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented