allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA ITOOBIYA oo Farmaajo ku soo dhaweeyay Magaalada Adis ababa, Daawo Sawirada

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada dariska ah ayaa gaaray magaalada Addis-ababa ee Xarunta dalka Itoobiya.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis, musiiliyiin uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Itoobiya  Workneh Gebeyehu.

 

Farmaajo oo soo maray Uganda ayaa taageero u raadinaya ama ka raadinaya wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya dagaalka dowladiisa qorsheysay inay ku qaado shabaabka kadib xasuuqii dhimashada badan geystay 14 kii Octobar shabaabka la geysteen degaanka Zoope ee Magaalada Muqdisho.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 23 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented