DHAGEYSO Ra’iisal Wasaare Kheyre: Sabtiga Dalku Wuxuu Gali Doonaa Xaalad Dagaal

0
2

Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqday in wixi ka danbeeya Sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.

Arrintan ayaa loo arkaa mid ay Dowlada uga jawaabi doonto qarraxi ay dadka badani ku dhamaadeen ee 14-ki bishaan October lagu weeraray magaalada Muqdisho.

Faa-faahinta warkaan waxaa haya Nur Bukhaari.