allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Shaqaale Iran oo lagu dilay xeebaha Soomaaliya

Afhayeen u hadlay wasiirka arrimaha dibadda Iran Bahram Qassemi ayaa cambaareeyay dalka Soomaaliya kadib markii xabado lagu furay Dooni dalkaasi ah oo mareysay xeebaha Soomaaliya, waxaa dhintay Kabtanka halka qaar kale dhaawacmeen.

“Iran arrintaas waa ay dhiilisay, waxaa ay sidoo kale u gudbisay meelihii loogu talagalay”. ayuu intaasi ku daray. Todobaadkii hore ayey aheyd markii la sheegay in dad Iran u dhashay lagu dilay xeebaha Soomaaliya kadib howl-gal ay sameeyay.

Doonta ayaa mareysay xeebaha maamulka Puntland, sida uu sheegay Colonel Maxamed Cabdi Xaashi, doonta waxaa xabad lagu furay kadib markii ay sameysay amar-diido.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 12 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented