allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRADA Sida Xaaf iyo Waare loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Maxamed Cabdi Waare  ayaa lagu soo dhaweeyay maanta oo axad ah Magaalada Kismaayo halkaas oo Maamul Goboleedyada Soomaaliya shir lagu sheegay wadatashi ugu furmi doono saacadaha nagu soo aadan.

Madaxweyne Galmudug ayaa weli dhexda kaga jira  qalalaaso siyaasadeed oo ilaa iyo hadda Maamulka la rafanayo halka midka Hirshabeelle dhawaan la doortay.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 8 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented