allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyadda: Waxaa Naga Go,an Daabacaadda Lacag Cusub

WASHINGTON. D.C —Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay inay ka go’an tahay inay soo daabacdo lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo waraaq ka hor inta uusan dhammaanin sannadkan.

Wasiirka Malaiyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in lacagaha lasoo daabacyo ay noqon doonaan kuwo aan la been abuuri karin.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay haddii ay jiraan caqabado xilligan hortaagan soo daabicidda lacagtaas.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 6 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented