allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Farmaajo oo tagay Warshad lagu daabacayo lacag Shillin Soomaali ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa booqday warshadda lacagta, gaar ahaan kayd ay ku jirto lacag cusub oo dowladda Suudaan ay u daabacday Soomaaliya oo hawsheedu ay soo bilaabatay 2011kii iyo warshadda Yarmuuk ee soo saarta qalabka ciidamada.

Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen dhigiisa dalka Suudaan iyo mas’uuliyiin kale ayaa warbixin laga siiyay arrimaha warshadda loogu talagalay in ay daabacdo lacagta Shillin Soomaaliga ah,iyo warshadda soo saarta dharka ciidamada ee dalkaasi Suudaan,si Soomaaliya ay qibarad uga hesho horumarka dhanka warshadaha iyo ahmiyadda y dalka u leeyihiin.


Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Oct 6 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented