allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo ka hor yimid Go’aankii Xaaf kula saftay Sacuudiga & Imaaraadka HOOS KA AKHRI, Qoraal Cusub

Qoraal kasoo baxay maamulka Galmudug oo uu soo saaray madaxweynaha ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi ayaa looga hor yimid go’aankii kasoo baxay Madaxweyne Axmed Ducaale (Xaaf) ee uu ku taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Madaxweyneyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cali Casir ayaa ka hor yimid go’aanka madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyadoo taageeray go’aanka dowladda Federalka Soomaaliya ee dhexdhexaadka ah.

Galmudug ayaa noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee isku khilaafa arrintan, taasoo muujineysa in taageerada isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ay isu bedeshay xaalad dhaqaale lagu helo oo kicisa xiisado siyaasadeed.

HOOS KA AKHRI

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Sep 21 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented