allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan.
Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa lagu sheegay in uu wasiirku muujiyey mas’uuliyad darro kuna dhaqmay hanaan liddi ku ah dowladnimada.

Gurxan ayaa xilkaan ku waayey kadib markii uu warbaahinta ka hadlay isaga oo sheegay in maamulkooda uu soo dhoweynayo arrinta ku aadan dhiisbitii Qalbi Dhagax.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Sep 13 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented