allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

Doodda Qalbi Dhagax oo hadda ka bilaabatay golaha Baarlaanka

Baarlamaanka Somalia ayaa hadda guddo galay dooda C/kariin Qalbi Dhagax kaas oo ah sarkaal ka tirsan ONLF oo ay Dowladda Somali ku wareejisay Itoobiya.


175 mudane ayaa soo xaadirtay kulanka maanta oo uu shir gudoominaayo guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,ilaa dhowr mudane ayaa is qortay sidda ay sheegeen wariyaasha goobta jooga.

Xukuumadda Somalia ayaa Baarlamaanka usoo gudbisay 15 hidise sharciyeed laakiin waxaa uu gudoonka Baarlamaanku go’aansaday in laga hormariyo ka doodista arinta Qalbi Dhagax.

Kiiska sarkaalkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa waxa ugu badan ee ay hadal hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Sep 13 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented