SANTAR AXMED XAASHI” Farmaajo Shaqciga kama weyne dhiibista Qalbi Dhagax waxay keeni doonta in sharciga lala tiigsado, wuxuu ka helo ayuu leeyahay”DAAWO VIDEO

0
63

Santar Axmed Xaashi oo ka mid ah aqalka sare soomaaliya ayaa nasiib daro ku tilmaamay in dowladda soomaaliya u gacan gelisay dalka Itoobiya Cabdikariin Qalbi Dhagax, xitaa waxaa uu sheegay in laga hadlo arrintan ay tahay ceeb iyo fadeexad aad u weyn.
Santar Axmed Xaashi waxaa uu sheegay in dadka soomaaliyed kalsoonadii ay ku qaban dowladda inay ku weysay kiiska Cabdikariin Qalbi Dhagax, isagoo sheegay in arrintan ay keeni doonto in sharciga la isla aado.