Akhriso:-Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Laga Mamnuucay In Ay Warbaahinta La Hadlaan

0
12

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray Safiirada in aysan Warbaahinta la hadli Karin iyaga oo aan ogolaansho ka heysan Xafiiska Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya.

Amarkaan ayaa la mid ah kii horay loogu soo rogay Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya,kaas o ahaa in aysan ka hadli Karin Arrimo Siyaasadeed,iyaga oo aan ogaalnsho ka heysan Xafiiska Ra’iiusl Wasaaraha.