allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DAAWO MUUQAAL Fadeexeed ku abuuray Farmaajo iyo Xukuumadda Soomaaliya oo laga baahiyay baraha bulshada, Qalbi Dhagax oo Lugaha iyo Gacamaha ka xiran

Muuqaalka C/kariin Qalbidhagax ee ay Dalsoor baahisay wuxuu caddeyn kale u yahay inuu ahaa qof lagu xadgudbay oo lugaha ka silsiladeysan.
Waxaana Muuqaalkan looga duubay markii la qabtay. Sida muuqata wuxuu isku dayay Kooxda haysay inaysan aqoonsan. Wuxuuna u sheegtay Magac aan ahayn kiisa, bal si uu uga badbaado.

Kooxdan markaas waraysanaysa wey u xaqiiqsaneyd inu yahay qofkii Itoobiya u dirtay. Qalbidhagax waxa uu Magaciisa ku sheegayaa C/laahi Bashiir Axmad, sidoo kalena wuxuu sheegtay inuu yahay Nin Caan ah oo Magaaladda laga yaqaano.

Muuqaalka waxaa laga reebay qeybo badan oo wax badan kashifi lahaa, waxaana la sugayaa muuqaalo kale oo xaqiiqada ninkan ku saabsan

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Sep 2 2017. Filed under Maqal & Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented