Maxkamadda oo go’aamisay in lagu celiyo doorashada Kenya

0
10

Maxkamadda ayaa sheegtay in doorashada aan loo qabanin si waafaqasan xeerarka doorashada Kenya

Afar ka mid ah garsoorayaasha ayaa isku raacay halka 2 kalana ay diideen
Mid ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda Maxamed Warsame ayaa maqnaa
Sida uu sharcigu qabo doorashada ayaa lagu celin doonaa muddo laba bilood gudohaood

 

Markii lagu dhawaaqay go’aanka maxkamadda waxaa maxkamadda horteeda ka billowday dabbaaldagyo.