allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

DOWLADDA FEDERAALKA oo taageertay xil ka qaadistii Cali C/llaahi Cosoble, Aqriso Qoraalka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, iyadoo taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga qaadee Madaxweynihii maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

War saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa oo ka mid ahaa wafdigii wasiirada ahaa ee xaalada qiimeynta u tagay Jowhar khamiistii la soo ayaa sheegay in loo baahan yahay in la tixgeliyo go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ee ay gaareen 14-kii bishan.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Aug 20 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented