allxamar
generaal 10752492_10152752711195675_1417165635_o
|

KOOXO KA TIRSAN BAARLAMAANKA balse ku xiran Sacuudiga oo Madaxweyne Farmaajo ku cadaadinaya inuu ka laabto mowqifkii hore…

Warqadan oo shalay la gaarsiiyay Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa loogu baaqay in dowladda dib uga fiirsato go’aankaas, isla markaana dood laga furo, dowladdana wada tashi la yeelato siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada golaha shacabka, si loo mideeyo ama la isku soo dhoweeyo mowqifka dowladda, taasoo yareyneyso in khilaafka Khaliijka uu saameyn ku yeesho xasiloonida dalka iyo danta shacabka ee xiriirka ay la leeyihiin labada dhinac.

Email: newsomali2@gmail.com

Posted by on Jul 14 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recently Commented